Ururka Togdheer Abroad Association Group (TAAG)
Waxaa la aasaasay, taariikhdu markay ahayd 15kii July 2009
Waxaana ururkan aasaasay, oo ku midaysan dhalinyarada REER Togdheer ee waddaninimadu kujirto, Oo ku
nool guud ahaan wadan ka maraykan-ka. Dhalinyarada ururkan ku midaysani isuguma imaan Qabiil iyo
dana gaar ahaaneed. Waxay isugu yimaadeen Allah dartiis iyo dhiig waddanninimo.
Sababta dhalisay
in ururkan la sameeyo waxay ahayd kadib markii ay arkeen baahida kataagan qaybaha bulshada ee
gobalka Togdheer, sida Caafimaad-ka, waxbarashada,cayaaraha.
Ururkani ma’ahan urur siyaasadeed, waa urur bulsheed (civil society), urur samafal ah (humanitarian
organization) urur wacyigelin iyo baraarujin ( advising and consultation). waa urur qayb weyn ka
qaadanaya horumarinta Gobalka.
Waxa kale oo urur-kani kashaqeyn doonaa midaynta iyo isku xidhnaan shaha dhalinyarada ku kala
baahsan qurbaha sidii aayu noqon lahaayeen hal dalada (under one umbrella) oo isku xidhan oo wada
shaqayn fiicanai kadhaxayso.
Xaga caafimaad-ka, run ahaantii gobalku waa gobal aad u balandhan waana gobal-ka labaad ee
Somaliland ugu balaadhan ama ugu baaxadda weyn uguna (population) kabadan waxaana ku taala magaalo
madaxda gobalka ee burco.
manalaha gobalku meela Cusbitaalo, (hospital’s) waa weyen oo ku wada
filan dad ka bukaan jiiftaa. Lama soo koobikaro bahiya ha xaga caafimaad-ka ah ee ka jira gobalka
aad bayna u liida taa run ahaantii.
Gobalka togdheer waa gobal run ahaantii aanay is lahayn tayada macalimiinta, iyo ardayda wax barata
oo tiradu (numbers) aad u kala badan yihiin.
Waxaa lagu Qiyasaa macaliminta gobal wax kabarta
ilaa (about) 200-250 mana jiraan macalimiin badan oo sanad walba soo baxa amaba tababar macalinimo
soo qaata (training) fiican haysa.
Run ahaantii tiradaa macalimiinta iyo tirada ardayda oo lagu qiyaaso inta udhaxaysa (between)
18,000-20,000 markaa aad bay u kala badan yihiin tiradaa macalimiinta, iyo ardayda amaba percentage
oo aad u kala hooseeya, iyo schoola-da oo iyaguna run ahaantii aan kuwada filayn, school aan bad
nayn oo lagu barto kulyada caafimad-ka (health institutions).
Xaga sports-ka run ahaan tii gobalku waa uu ku hooseeyaa malaha naadiyaal joogta ah u ciyaara xaga
garomada malaha goobo badan oo kubada lagu ciyaaro marka laga reebo (Burco stadium) garonkii kubada
cagta (football-sha) iyo two playgrounds oo basketball courts kubada kolayga ah.
Dhalinyaradii
gobal ee sports ka u ciyaari jiray oo aan haysan cid dhiiri galisa dhalin parading waa mustaq bal
kii wadan walba iyo umad wali ba aay ledahay. Waxay u baa han yihiin cid dhiiri galisa oo
horumarisa.